Djibouti,(HargeisaPress)- Madaxwaynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele iyo raysalwasaraha Djibouti ayaa a qaybgalay kulan wadatashi oo mudo laba cisho ah usocday Xisbiga talada Haya Ee RPP. Madaxwayne Geele ayaa kulanka ka jeediyay khudbad dhinacyo Badan Taabanaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN