Berbera, (HargeisaPress) — Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo casri ah oo mulkiilaha shirkada Dahabshiil Group ka hirgaliyey magaalada Berbera.
https://youtu.be/yZQeM2ekg7I