Guddiga Joogtada Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Bandhigay Warbixino Ay Kasoo Ururiyeen Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Iyo Wasiirka Ganacsiga Somaliland

0
980

Hargeysa, (HargeisaPress) — Golaha guurtida Somaliland ayaa kulan ay iskugu yimaadeen waxay maanta guddiga joogtada ah ee golaha ka dhagaysteen isla markaana ay guddigu kusoo bandhigeen warbixino kala duwan oo ay kasoo ururiyeen maareeyaha wakaalada Biyaha Hargeysa iyo wasiirka ganacsiga Somaliland.

Waxaana warbixinta golaha guurtida ka hor akhriyey xoghayaha guddiga joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland.

LEAVE A REPLY