Madaxwayne Ku-Xigeenka Somaliland oo Tababar U Soo Gaba Gabeeyay Agaasimayasha Guud Dalka

0
1415

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa galabta soo xidhay Kulan-Hawleed Lagu Dardargelinayo Hawlaha Xukuumadda Oo Loo Qabtay Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dawladda oo mudo laba cisho ah ka socoda Magaalada Hargeysa.

Kulankan oo ay goob joog ka ahaayeen agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha kala duwan ee dawladda, ayey ujeeddadiisu ahayd sidii loo dardargelin lahaa hawlaha dawladda, loona tayeyn lahaa adeegga ay hay’adahaasi u qabtaan shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here