Berbera (HP): Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa maanta magaaladda Berbera ka daah-furay mashruuca sahaminta macdanta.
Mashruucaasi sahaminta ayaa laga fulin doonaa deegaamo ka tirsan gobolka Saaxil, sida Hindisa, Laaso-dacawo, iyo meello kale.
Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta Somaliland waxaa daah-furka mashruucaasi ku wehelinayay maamulka gobolka Saaxil iyo ka degmadda Berbera.
DAAWO: Wasiirka Oo Mashruucaasi Faahfaahin Ka Bixinaya:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.