Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Soo Af Jaray Khilaaf Udhexeeyay Ururka Hiliblayaasha Iyo Shirkada Maandeeq.

0
769

Hargeysa, (HargeisaPress) — Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) Ayaa soo Afjaray Khilaaf udhexeeyay ururka hiliblayaasha iyo shirkada maandeeq oo laga gaadhay is afgarad.

Sidoo kale ayaa maayarka caasimada ayaa fariin udiray dadka xili roobaadka qashinka ku daadiya goobaha biyo mareenka ah Dhanka kale Maayarka caasimada ayaa Jawaab ka bixiyay eedo uga yimaada xubno kamida xisbiyada mucaaridka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here