Maayarka Hargeysa Oo La Ku Kulmay Gudida Dib U Casriyaynta Magaalada Iyo Abaalmarin Uu Gudoonsiiyay Kooxda Kubada Cagta Dowlada Hoose

0
802

Hargeysa,(HargeisaPress)-  Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” ayaa waxa uu maanta kulan la qaatay gudida dib u casriyaynta caasimada iyo Hay”addaha gacanta ku haya.

Kulankan oo ay goob joog ka ahayeen qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka Hargeysa ayaa waxaa ka warbixiyay Maayarka Caasimada Hargeysa.

Sidoo kale Maayarka Caasimada Hargeysa ayaa waxa uu abaalmarin gudoonsiiyay Kooxda kubada Cagta eek u ciyaarta magaca Dowlada Hoose oo ku guulaystay koobkii loo qabtay kooxaha ka dhisan Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here