Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool, mayarka Laascaanood iyo xubno ka mida dawladda hoose ayaa maanta soo kormeeray jidadka magaaladda oo qaarkood ay bur-brusan yihiin.
Waxa kaloo masuuliyiintaasi kormeerka ku wehelinayay xoghayaha dawladda hoose ee Laascaanood iyo qaar ka mida Injiineeradda dhismeyaasha wadooyinka gobolkaasi.
Halkan Ka Daawo Warkaasi:
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.