London, (HargeisaPress) — Waxa hadda ka socda xafladdii 18 May ee London oo lagu qabanayo Eastham ee bariga magaalada. Waxa ilaa hadda soo qulqulaya dadka ka imanay meelo kala duwan.dadweynaha ee reer Somaliland oo u debaldegaya sannad guuradii 24 aad ee kasoo wareegtay lasoo noqoshada qaranimada Somaliland.
Munaasabaddaas oo si weyn loo soo agaasimay oo ay si weyn isaga xilsaaren Jaaliyada Somaliland ee magaalada london, Xaflada waxa ka hadlay xubno xisbiga Lobour UK oo uga mahadnaqay kaalintii codaynte ee jaaliyada ee doorashadii dhawaan.Waxa ka heesay Farxaan Badacas iyadoo fanaaniin kale la sugayo.
musharaxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen . Waxa joobta jooga hugaanka xisbiyada qaranka ee Yurub iyo UK ba. Waa xaflad la isku arkay.
La soco