Laascaanood (Hargeisa Press): Xarunta laanta ciidamadda booliska ee nabadgeliyadda wadooyinka ayaa maanta markii u horaysay laga furay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Waxaana xaruntaasi si rasmiya u furay badhasaabka gobolka Sool iyo taliyaha qaybta booliska gobolka Sool.
Daawo: Warkaasi Oo Faahfaahsan:
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.