Kulan lagu Gorfeeyey Marin-ganacsiyeedka Berbera Corridor oo Hargeysa lagu Qabtay + SAWIRRO

0
253

Hargeysa (HargeisaPress)- Waxa maanta magaalada Hargeisa Hotel Ambassador ka qabsoomay Kulan ay isugu yimaadeen Daneeyayaasha Mashruuca Horumarinta Marin-ganacsiyeedka Berbera (ššžš«š›šžš«šš š‚šØš«š«š¢ššØš«), kulanka oo uu guddoominayey Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL šŒš. š‚ššš›šš¢š„š„ššššš”š¢ š—ššš¬ššš§ š€ššššžš§ waxa lagaga wada hadlay arimo door ah oo ku saabsanaa hawlaha horumarinta Marin-ganacsiyeedka Berbera, kaas oo muhiimad weyn u leh Somaliland iyo guud ahaan Gobolka. Waxa si gaara la isu dultaagay intii uu kulanku socday caqabadaha jira iyo sidii xal loogu heli lahaa.

Agaasinka kulankan waxa gacan weyn ka gaystay Xafiiska Dawladda Ingiriiska ee Somaliland iyo Hay’adda š…š‚šƒšŽ {š…šØš«šžš¢š š§ š‚šØš¦š¦šØš§ š–šžššš„š­š” & šƒšžšÆšžš„šØš©š¦šžš§š­ šŽšŸšŸš¢šœšž}.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here