Komishanka Tamarta Somaliland Oo Qaaday Tallaabo Bulshadu U Riyaaqday

0
503

Hargaysa (HP): Komishanka Tamarta iyo Korontadda Somaliland ayaa soo saaray amar ay ku hakaniyaan qiime kordhin lacageed oo ay sameeyaan shirkadaha addeegyadda korontadda siiya dalka Somaliland.
Waxaanay komishanka Tamartu bulshadda u sheegeen in aanay bixinin lacagta ay shirkadaha laydhku ku kordhiyeen qiimaha lacagta ay macaamiishoodda ka qaadaan.
Sidaasina waxaa warbaahinta u sheegay guddoomiyaha komishanka Tamarta Somaliland Axmed Faarax Caddare, oo ka warbixiyay tallaabadan ay ku hakiyeen qiimo korodhka shirkadha laydhku ay sameeyeen.

DAAWO: Axmed Faarax Caddare Oo Arrimahaa Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here