Hargeysa, (HargeisaPress) —Komishanka qaranka Somaliland iyo masuuliyiinta saddexda Xisbi Qaran ee WADDANI,UCID iyo KULMIYe ayaa maanta kala saxeexday xeerka Anshaxa qaadashada Kaadhka Codbixiyaha ee doorashada Madaxtooyada Somaliland oo ka bilaabmaysa gobolada Somaliland.
Home Latest News Komishanka Qaranka Somaliland iyo Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo Kala Saxeexday Xeerar...