Khasaare Ka Dhashay Dab Xoogan oo Ka Kacay Kaalin Shidaal oo Ku Taala Gabiley

0
856

Gabiley (Hargeisa Press)- Dab xoogan oo saabay khasaare ayaa waxa uu maanta ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taala magaalada Gabiley.

Dabkan oo Kaalinta ka kacay duhurnimadii maanta ayaa waxaa uu sababay khasaare hal qof ah oo ku dhaawacmay dabkaasi.

Waxaa dabkan sababay kadib markii ay Booyad Shidaal u siday Kaalinta oo ku shubaysay haamaha Kaydka Shidaalka ee kaalintaasi uu sababay in dab ka qarxo.

Hargeisa Press.com/Gabiley Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here