Jadwalka Imtixaanka Shahaadigga ah ee Somaliland oo la soo saaray

0
854

Hargeysa (Hargeisa Press)- Xafiiska Imtixaanaadka qaranka Somaliland, ayaa goor-dhawayd soo saaray Jadwalka rasmiga ah ee Imtixaanka shahaadigga ah ee Fasalada 8-aad ee dugsiga dhexe iyo Fasalada 4-aad ee dugsiga sare ee sannad dugsiyeedka 2023-2024.

Waxaa uu Xafiiska Imtixaanaadku faray Ardayda gelaysa Imtixaanaadka ee Fasalada 8-aad iyo Fasalada 4aad, inay la yimaadaan warqadaha aqoonsiga.

Hoos ka akhriso jadwalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here