Jaamacadda GOLLIS Oo Soo Bandhigtay Barnaamij Wax Lagaga Qabanayo Fayo-dhawrka

0
381

Hargaysa (Hargeisa Press): Jaamacadda gaarka loo leeyahay ee GOLLIS faraceedda magaaladda Hargaysa ayaa maanta soo bandhigtay barnaamij ku saabsan fayo-dhawrka iyo nadaafadda.

Barnaamijkani ayaa loogu tallo galay in ay ka faa’iidaystaan qaybaha kala duwan ee bulshadda gaar ahaana kuwa jilicsan ama kuwa nugul.

Mashruucani ayaa la soo waday muddo toban sanadood ah kaasoo loogu tallo galay inuu xaliyo dhibaatooyinka ka dhex jira mujtamaca, isla markaana wax lagaga qabanayo dhibaatooyinka dhinaca fayo-dhawrka iyo nadaafadda.

Sida uu sheegay guddoomiyaha jaamacadda GOLLIS Prof. Gaas,   oo hadal ka jeediyay munaasibadii lagu soo bandhigayay barnaamijkani.

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here