Waa Ilaahay mahadii haddii wasiir Abiib nooga markhaati furay maamul xumada iyo kacaanimada beeleysan ee taala qasriga madax tooyada, wuxuu yidhi haddii dabaakhiintu badato maraqa ayaa xumaada!.
madax weyne ku xigeenka Somali land Cabdiraxman Saylici ayaa laga sheegay inuu yidhi, garan maayo cid aan ku xigo, waxa la yidhi markuu xafiis kiisa galay ayaa waxa u galay wasiir Xirsi, waraaqo ayuu dul saaray miiska arina wuu kala hadlay, markuu ka baxay waxa u weydaartey Baashe Cawil oo isna waraaqo ayuu miiska u saaray isla arrinkii Xirsi kala hadlay ayuu isna kala hadlay, markuu ka baxay waxa u yeedhay Axmed Siilaanyo oo waraaqo u dhiibey isla markaana wuxuu kala hadlay isla arrinkii ay Xirsi iyo Baashe kala hadleen, Mr. Saylici oo yaabsan ayaa haddana waxa u soo gashay marwo Aamina weris waxaanay ku tidhi, waraaqihii Baashe kuu keenay ha ilaabin!!!.
Wa bilaahi tawfiiq
Mujaahid Cali Cismaan (Cali Xaraaro)