Hargeysa (HargeisaPress) —Taliska Ciidammada Booliiska ayaa faahfaahiyey hawl-gallo lagu sugayo Amniga isla-markaana lagu qab-qabanayo dhallinyarada rabshadaha sameeya iyo kuwa Baabuurta la baxsada.
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle) iyo Afhayeenka Ciidamada Booliiska Faysal Xiis Cilmi oo Shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay inay xidheen 13 dhallinyaro ah, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay ka mid yihiin kuwa Baabuurta xada.
Warkaasi oo Muuqaal ah halkan hoose ka Daawo
https://youtu.be/TKdINEY0WF0