Hargeysa: 13 Dhallinyaro Ah Oo Loo Xidhay Inay Yihiin Kuwa Baabuurta Dadweynaha Xada

0
971

Hargeysa (HargeisaPress) —Taliska Ciidammada Booliiska ayaa faahfaahiyey hawl-gallo lagu sugayo Amniga isla-markaana lagu qab-qabanayo dhallinyarada rabshadaha sameeya iyo kuwa Baabuurta la baxsada.

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle) iyo Afhayeenka Ciidamada Booliiska Faysal Xiis Cilmi oo Shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay inay xidheen 13 dhallinyaro ah, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay ka mid yihiin kuwa Baabuurta xada.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan hoose ka Daawo

https://youtu.be/TKdINEY0WF0

LEAVE A REPLY