Hargaysa (HP): Xarunta Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada Somaliland waxaa saaka ka dhacay Shirka wadaagayaasha Deegaanka.
Waxaana ka soo qayb galay Haayadaha iyo laamaha Dawlada ee ay wada shaqeeyaan Wasaaradda Deegaanka.
Kulan oo oo 3 biloodba Hal Mar qabsoomay ayaa laga Wada hadlaa sidii loo sii Dardar gelin lahaa wax weyn looga qaban lahaa ilaalinta Deegaanka iyo wax ka qabashada Dhibaatooyinka ku dhaca Deegaanka.
Kulankana waxaa lagaga Wada hadlay sidii Loo sii wadi lahaa waxyaalaha waxtarka u leh ee laga qabtay Deegaanka loona xoojin lahaa Wada shaqeynta daneeyaasha Deegaanka.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.