Hargaysa: Shir Ku Saabsan Xidhiidhka Xaaladaha Deegaanka Caalamiga iyo Kuwa Somaliland

0
325

Hargaysa (HP): Wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku qabatay shirku saabsan  xidhiidhka ka dhexeeya xaaladaha dhibaatadda deegaanka ee Somaliland iyo kuwa caalamka.

Kulankaasi oo daba socday kulamo hore loo soo qabtay ayaa waxaa furay agaasimaha guud ee wasaaraddda deegaanka Somaliland C/kariin Aadan Cadde.

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Offce.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here