Haayada WAABO Oo Tababar Ku Soo Gebagabaysay Magaaladda Ceerigaabo

0
224

Ceerigaabo (HP): Haayadda WAABO ayaa maanta magaalada Ceerigaabo ku soo gebogebaysay tababar ay u qabatay qaybaha kala duwan ee bulshada Ceerigaabo.

Tababarkani ayaa loo qabtay qaybaha kala duwan ee bulshadda magaaladaasi, oo ay ku jiraan madax dhaqameedka, odayaasha, waxgaradka, iyo Haweenka magaaladda Ceerigaabo.


HALKAN KA DAAWO WARKAASI:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here