Gabiley , (HargeisaPress) — Wafti balaadhan uu hogaaminayo gudoomiyaha xisbiga kulmiye ahna Musharax Madaxwyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse bixii Cabdi oo maanta Si Heer Sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada gabiley ee xarunta gobolka gabiley.
Waxaana uu gudoomiye Muuse Biixi Isla maantaba uu kulamo la qaatay odayaasha cuqaasha iyo waxgaradka Gobolka Gabiley
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKA
https://youtu.be/zCT6X8GgU1w
HargeisaPress News Desk — Hargeysa