GABILEY, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Gabiley Aamiin Muuse Ayaa Xisbul Xaakimka Kulmiye Qabtiisa Gabiley U Horseedi Kara Burbur Iyo Tafaraaruq Siyaasadeed Taasi oo DHalin Karta Ka Digarogasho Xisbiga Kulmiye Ah Una Sabab Ahaan Karo Gudoomiyaha XIsbiga Kulmiye Haddaba Mar Ay Waraysi Kooban Siisay Shabkada Qodaalnews Aas Aasayaasha Xisbiga Kulmiye ee GAbiley Haweeya Cabdi KAahin ayaa Waxay Tidhi
“ Aniga Oo Ka mida Xisbul Xaakimka Kulmiye Waxaan Aad uga Xumaya Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Aamin Muuse In uu Burbur Iyo Kala Jab Ku Wado Xisbiga Kulmiye . Maadamo oo uuna Gudoomiye Aamiin War Ka ahayn Xisbul Xaakimka Kulmiye Qaybtiisa GAbiley oo uu Ku Mashquul San Yahya Dan Gaara oo aan Faa”iido U lahayn Xisbiga Kulmiye .Wallow uu Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gabiley Aamiin Muuse Uu Yahay Mid aan waddi Karayn Siyaasada Xisbiga Kulmiye , Taasi oo Uu Xubnaha ku jira Xisbiga Aanu Wali La yeelan Kulan Lagag Wada Hadlayo Hor u socodka Xisbiga ee Gabiley , Isaga oo Xubnaha Xisbiga Kulmiyena Ku Idhaa Taga Xisbiyada Mucaaridka ah Taasina waxay keeni KArtaa Ka Digarogasho Siyaasadeed oo Lagag Tagi KAro Xisbiga Kulmiye Qaybtiisa Gabiley .”
Sidoo kale Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Amiin Muuse ayaa Xisbiga Kulmiye ee Qaybtiisa GAbiley U Qaybiyey Laba Garab oo Haweena Dhanka Kale Gudoomiyaha GArabka HAweenka Ee Gabiley Oo LAgu SOo Magacaabay Sifo Sharciga Waafaqsan Uu Diidan Yahay ,uuna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gabiley ,Gudoomiyihii Hore Garabka Haweenkana Uu ku IDhi Shaqeee Taasina Waa ta Keeni Karta Burburka iyo Tafaaraaruqa Xisbiga Kulmiye ee Gabiley
Haddaba Xubaha XIsbiga Kulmiye ee Gabiley ayaa Cod dheer Ugu Diray Maasuuliiinta Xisbiga Kulmiye, In ay Wax ka qabtaan Oo Ay Sida Ugu DHaqsaha Badan Uga BAdalaan Jagada Uu Hayo Gudoomiyah XIbsiga Kulmiye Ee Gabiley Hayo Taasina Waxay Dan u Tahay Siyaasada Xisbiga Kulmiye Iyada oo ay Bilaabmayaaan Olalaha Siyaasadeed Ee Doorashoyinka Soo Socda
Haweeya Cabdi Kaahin
Aas Aasayaasha XIsbiga Kulmiye ee Gabiley