Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Shaqaalihii Diiwaangalinta Gobolka Saaxil U Kala Diray Goobihii Ay Ka Hawl Galayeen

0
1131

HARGEISA , (HargeisaPress) —Gudida komishanka doorashooyinka qaranka somaliland ayaa maanta magaalada berbera ka amba baxiyay in kabadan 200 oo shaqaale ah oo ka hawl galaya diiwaangalinta codbixiyayaasha, iyaga oo u kala diray gobihii ay ka hawl galayeen.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here