Gudida Beelaha Garxajis oo War Ka Soo Saaray Shirkii Beesha Habarjeclo Gogoshiisa Dhigtay iyo Xalka Deminta Colaada Ceel-Afweyn

0
1468

Hargeisa (Hargeisa Press)- Madax-dhaqameedka, Salaadiinta iyo Waxgaradka Beelaha Garxajis oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa waxaa ay ka hadleen dib u dhac ku yimi Shirweynihii dhawaan ka qabsoomayay magaalada Burco ee ay dhigeen beesha Habar Jeclo.

Dhinaca kale, Salaadiinta iyo Waxgaradka Beelaha Garxajis ayaa waxa ay ka hadleen xiisada Colaadeed ee taagan deegaanka Ceel-afweyne ee gobolka Sanaag.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here