Guddiga Qaban Qaabadda Shirweynaha Kulmiye Oo Fariin U Diray Ergooyinka

0
1379

Hargaysa (Hargeisa Press): Guddiga qaban qaabadda shirweynaha afraad ee xisbiga Kulmiye ayaa fariin u diray ergooyinka la qorsheeyay in ay shirka ka qayb galaan.
Waxaanay sheegeen in diiwaangelinta ergooyinku ay bilaabmi doonto Sabtida soo socota ilaa 30-ka bishan.
Faysal Cumar Madar, oo xubin ka ah guddiga qaban qaabadda shirweynaha Kulmiye, oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta xisbiga ee Hargaysa ayaa si gaara fariinta ugu diray Ergooyinka ka imanaya goboladda fog fog sida Sool iyo Sanaag.

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here