Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga komishanka Qaranka Somaliland oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ka hadlay hawlaha qaybinta kaadhadhka codbixiyayaasha ee ka bilaabmaysa gobolada Sool iyo sanaag,waxaana ay fariin u direen shacabka goboladaasi.