Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga kasoo kabashada abaaraha Somaliland ayaa waxay shaaca maanta ka qaadeen qorshayaal ay dhawaan fulin doonaan,waxaana ay sidoo kale ka dhawaajiyeen in aanay wali hayn qaadhaan ay ganacsato iyo dad kale ku dhawaaqeen inay bixinayaan.
https://youtu.be/Ac7sOVoAnMkhttps://youtu.be/u0A5pp3zgPQhttps://youtu.be/R-LaQZ1-Y_whttps://youtu.be/o3krW4GcBjU