Hargaysa (HP): Guddi hoosaadka Dabagalka iyo ilaalinta Hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigii maanta ee golahaasi ka hor jeediyay warbixinno ay ka soo ururiyee kormeerro ay ku soo mareen goboladda dalka.
Gudoomiyaha gudi hoosaadkaasi Dabagalka iyo ilaalinta Hantida qaranka ee golaha Wakiilada xildhibaan Mustafe Axmed Cabdilaahi Khayreeye, ayaa warbixintaasi ka hor akhriyay fadhigii maanta ee golahaasi.
DAAWO: Warbixinta Gudoomiyaha gudi hoosaadkaasi Dabagalka iyo ilaalinta Hantida qaranka:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.