Guddida Anshaxa ee Doorashooyinka Somaliland oo u digay Xisbiyadda iyo Ururrada

0
1176

Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida anshaxa, xalinta khilaafaadka iyo kormeerka ee Doorashooyinka Somaliland, ayaa waxaa ay maanta baaq u jeediyeen dhammaan xisbiyada qaranka iyo ururrada siyaasadda ee dalka.

Bayaan ay soo saareen Guddida Anshaxa ee Doorashooyinka Somaliland, ayaa ugu baaqay xisbiyada qaranka iyo urarrada siyaasada in ay dhawraan xeerarka doorashooyinka.

Guddida anshaxa ee Doorashooyinka, ayaa waxaa ay uga digeen madaxda xisbiyada qaranka iyo ururrada siyaasadda, in ay joojiyaan hadalada xanafta leh ee qabyaaladeysan ee dadka kala fogeynaya ee ay caadaysteen.

Hoos ka akhriso bayaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here