Golaha Wasiirrada Cusub Ee Uu Magacaabay Raysal Wasaaraha Itoobiya iyo Qawmiyadaha Ay Ka Soo Kala Jeedaan

0
458

Addis Ababa (HP): Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Aby Axmed, ayaa maanta soo saaray liiska xubnaha golihiisa wasiirrada ee xukuumadiisa cusub, kadib doorashooyinkii guud ee dhawaan dalkaasi ka dhacay.

Xubnaha golaha wasiirrada cusub ee Itoobiya ayaa ka kooban 22 wasiir, kuwaasoo qaarkood ay hore uga tirsanaayeen xukuumadii hore ee isla Aby Axmed, halka qaarkoodna ay yihiin wejiyo cusub.

Wasiirada Cusub ee Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Axmed Magacaabay iyo  magacyadoodda.

1.Demeke Mokonen,Raysal wasaare ku-xigeen ahna wasiirka arrimaha dibada.

2.Ato Husen, wasiirka Beerraha

  1. Ato Melaku Alabel, wasiirka warshadaha

4.Ato Gebre-Meskel, wasarrada Ganacsiga

  1. Takalle Uma, wasiirka macdanta

6.Ambasador Nasise, wasiirka dalxiiska

  1. Marwo Mufariyat Kamil, wasiirka shaqadaha
  2. Ahmed Shide, wasiirka Maaliyada

9.Lakew Anteneh, wasiirka dakhliga.

  1. Dr. Fisum Asafe, wasirka Qorshaynta & horr
  2. Ato Belata, wasiirka Teknolajiyada &hal-ab

12.Dagmawit Mogos, wasiirka Gaadidka  iyo logistica-dda

13.Marwo Chaltu, horrumarinta Magaalloyinka

14.Dr. Habtamu, wasiirka biyaha

15.Enginer Ayshaca, wasiirka warraabka

16.Dr. Birhanu Negga, wasiirka waxbarashada

17.Dr. Liya Tadase, wasiirka Caafimadka

18.Dr. Ergoge,Wasiirka Haweenka iyo arrim-bu

19.Ato Qojale, wasirka dhaqanka iyo-Isbortiga

  1. Dr. Abragam, wasiirka Gaashan dhiga.
  2. Ato Gedeon, wasiirka caddaalada.
  3. Ato Benalf,Wasiirka Nabadda.

Deegaamada ay ka  soo kala jeedaan wasiirrada cusub ee uu magacaabay Raysal Wasaaraha Itoobiya Aby Axmed.

  1. Wasiirka Macdanta: Oromo
  2. Wasiirka Dalxiiska: Oromo
  3. Wasiirka Biyaha iyo Tamarta: Oromo
  4. Wasiirka Dhaqanka iyo Ciyaaraha: Oromo
  5. Wasiirka Beeraha: Oromo
  6. Wasiirka Magaalooyinka iyo Horumarinta Aasaasiga: Oromo
  7. Raysalwasaare Ku Xigeen Ahna Wasiirka Arimaha Dibadda: Axmaar
  8. Wasiirka Warshadaha: Axmaar
  9. Wasiirka Dakhliga: Axmaar
  10. Wasiirka Curinta iyo Tignoolajiyadda: Axmaar
  11. Wasiirka Gaadiidka iIyo Saadka: Axmaar
  12. Wasiirka Nabadda: Axmaaro
  13. Wasiirka Waxbarashada: Uraag/Axmaar
  14. Wasiirka Gaashaandhigga: Tigree
  15. Wasiirka Caafimaadka: Tigree
  16. Wasiirka Ganacsiga Iyo Isku Xidhka Manadaqada: Woleyta (Dhabuub)
  17. Wasiirka Arrimaha Haweenka iyo Bulshada: Hadiya (Dhabuub)
  18. Wasiirka Shaqada Iyo Xirfadaha: Silde (Dhabuub)
  19. Wasiirka Cadaaladda: Sidaama
  20. Wasiirka Qorshaynta Iyo Horumarinta: Sidaama
  21. Wasiirka Waraabka iyo Xoolo-Dhaqatada: Canfar
  22. Wasiirka Maaliyadda: Soomaali.

 

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here