Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Doorashooyinka

0
438

Hargaysa (HP): Garyaqaanka guud ee qaranka Somaliland C/samad Cumar Maal, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan, iyo sida sharciga ah ee murankaasi looga gudbi karo.
Waxaanu garyaqaanku sheegay in aanay suurto gal noqon karin in isku mar la qabto labadda doorasho ee kala ah ta madaxtooyadda iyo ururadda siyaadadda.
C/samad Cumar Maal, oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa tilmaamay in aanay labadda doorasho is raaci karin, isla markaana ay dabci ahaan kala duwan yihiin.

Hargeisa Presa.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here