Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo u Dirayaan Meherka Ibrahim Maxamuud Cabdi iyo Canab Ismaacil Ibraahin ….+ SAWIRRO

0
1068

HargeisaPress — Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Meherka Ibrahim Maxamuud Cabdi iyo Canab Ismaacil Ibraahin oo meherkoodu 14kii bishan August ka qabsoomay 4 season Hotel ee Magaalada Hargeysa. waxaanay leeyihiin gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax bash bash iyo barwaaqana ku gaadha aqalgalkiina.

…………………………………………………………………………….

11873768_1537638456495944_9103024082655392078_n

Xasan cumar Nuur (Xasan Dacar),Cabdi Xusein Muxumed,C/raxmaan Cilmi Kaahin, Maxamed Guuleed Riiraash,Maxamed axmed cali (geeljire),Xamse Cabdi maxamed iyo Xaaskiisa Umal khayr C/raxman iyo caruurtiisa,Caduur aadan madar,C/rashiid Cismaan ciise,C/laahi Cabdi Ibraahim,Mawliid Cabdi Nuur,C/laahi Dagal Dhinbiil,Maxamed Xaashi Daauud,Cabdi Xusein Waabari,Maxamed Cabdi Axmed,Ibraahim Maxmauud Cabdi,Siciid Cilmi Muxumed,Xasan Nuur Raage Iyo dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed General Trading Co. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Meherka Ibrahim Maxamuud Cabdi iyo Canab Ismaacil Ibraahin oo meherkoodu 14kii bishan August ka qabsoomay 4 season Hotel ee Magaalada Hargeysa. waxaanay leeyihiin gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax bash bash iyo barwaaqana ku gaadha aqalgalkiina.

11880443_1537638129829310_2476763447441028433_n

11885154_1537638239829299_5504759685025240155_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here