Hargeysa, (HargeisaPress) — Aas-aasaha Nuuradiin Xaaji Mahad Ibraahim Maamed waxaanu ka madashaasi ka soo jeediyey warbixinta taariikhda Schoollada Nuuradiin ay iyo meeshii uu ka soo bilaabay waxaanu sheegay inuu maanta oo kale 1995 ku bilaabay qolyar oo ku yaalla xaafadda Sheekh-madar iyo 8 arday oo kaliya isaga oo aanu qolkaasi lahayn kuraas iyo miisastoona balse ay ardaydu ku fadhiisanayeen CAW.
Dhagayso wareysi BBC Somali ay la yeelatay Maamulaha guud ee Nuuradiin Schools Mahad Ibraahim
Maamulaha guud ee Nuuradiin Schools Mahad Ibraahim waxa uu sheegay inuu qolkii yaraa maanta marayo 8 School oo isug jira sare,dhexe iyo hoose oo midkiiba ay dhigtaan kumanaan ardayd macalinkii maalinaa kaligii ahaana uu marayaan macal-maamul ilaa 900 isaga oo arrimahaa sharaxaad ka bixinayeyna waxaa hadalladiisii kamid ahaa