Nairobi (HargeisaPress)– Dahabshiil Group iyo Save the Children, ayaa maanta Nairobi ku kala sexeexday heshiis iskaashi oo Soomaalida muhiim u ah, kaas oo lagu taageerayo Carruurta gobolka.
Xafladdii Daahfurka iskaashigan waxa kw qaybgalay Maamulaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Ducaale, Wasiirka Caafimaadka Kenya Aden Duale, Madaxa Save The Children UK Moazzam Malin iyo madax kale oo kala duwan.
Warkoo dhammaystiran muuqaalka hoose ka daawo.
#Dahabshiil #SaveTheChildren #Iskaashi #CaruurtaGobolka