Berbera, (HargeisaPress) — Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa Maanta Magaalada Berbera kaga qayb galay Kulan Maamul Wadaag ah oo dhexmaray Wershada Laydhka ee Berbera iyo Shirkad Gaar loo leeyahay.