Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa maanta si wadajir ah u caddeeyey in aanay marnaba ka bixin heshiiskii ay wada galeen xisbiyadasiyaasaddu ee lagu odorosay xiliga ay qabsoomayaan doorashooyinka Madaxweynaha iyo Wakiiladu.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com