Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaano ka tirsan golaha wakilada Somaliland isla markaan kasoo jeed gobolka AWDAL ayaa goordhaweyd shir jara’id ay ku qabteen ,magaalada Hargaysa waxa ay shaaca ka qadeen in aanay ka sinaba ugu qabqadanayn wax kasta oo qaranka somaliland dhibaato u horseedaya.
HALKAN KA DAAWO
Hargeisa Press News Desk — Hargeysa