Hargeysa, (HargeisaPress) — Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Sweden oo ay horkacayaan Wakiilada Axsaabta siyaasada somaliland ee Dalkaasi iyo Madaxda Jaaliyada ayaa soo dhoweeyey wefti balaadhan oo uu horkacayo Mayor-ka caasimada oo booqasho ku maraya qaarada Yurub.