Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Madaxtooyada somaliland ayaa maanta ka dhoofay gegida diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa isagoona kusii jeeda dalka Turkiga oo uu kaga qayb galayo shir laba gesood ah oo udhexeeya Somaliland iyo Somalia
Halka Ka Daawo