Daawo Muuqaal: Wada Hadaladii Mucaaradka Iyo Xukuumadda Oo Natiijo La’aan Ku Dhammaaday

0
687
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Candilaahi Ismaaciil Saylici oo shir gudoominayey wadahadalada sadexda Xisbi siyaasadeed ka lahaayeen xal u raadinta khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii guurtidu ku samaysay xiliga doorashada ayaa markii uu soo dhamaaday galabta kulankii wadahadalu waxa uu la hadlay saxaafadda, waxana uu sheegay inay weli sii soconayaan wadahadaladu dibna la isugu soo noqon doono maalinta sabtida ah ee soo socota.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here