Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha gobalka Awdal oo uu weheliyo Meeyarka Boorama ayaa maanta u sooxidhay tababar usocday Wariyayaasha ka haowlgala gobalada Maroodi-jeex, Awdal iyo Saaxil, tababarkan oo lagu qabtay magaalada Boorama ee caasimada labaad ee Somaliland waxaana tobabarkani markii u horaysy keenay gudoomiyaha cusub ee ururka saxafiyiinta Somaliland ee Solja,
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com