LONDON, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Mudane Mohamed biixi yonis, ayaa waxa uu waraysi siyay Tv ga Caanka ah ee sky Tv ……Tan iyo markii Shirkii Caalimaga ahaa ee maalgashiga Somaliland ka Qabsomay London, aya waxa aad modaa in indhaha caalamku kusoo jeesteen mar qudha xagaa iyo Somaliland waxa Durtadiiba bilaamay usoo kala dheerayta shirkadaha caalamiga ah ee danaynaya maal gashi ga Somaliland.
Halkan ka daawo
Hargeisa Press News Desk — Hargeysa