Daawo Muuqaal: Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo Ka Qayb galay Gabo Gabada Tartanka Qur’aanka Kariimka ah

0
767

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qaybgalay Munaasibad loo sameeyay dhamaadka Tartanka qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiista Nebigeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH oo lagu qabtay Huteel Ambassador ee Magaalada Hargaysa.

Waxaana halkaasi lagu gudoonsiiyay ardaydii ku guulaystay tartankaas Lacag iyo soo Gudashada Xajka oo laga bixinayo.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here