Daawo Muuqaal: Maanso Cusub 2016 Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey

0
2292

Hargeysa, (HargeisaPress) — Waa tix uu u tiriyey abwaanka abwaanku dhalay ee Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Maansadan cusub oo ka hadlaysa in loo naxariisto dadka xiskoodu dhimanyahay, naafada, dadka jilicdasan iyo qodobo kale. “Dhaqankeenu Yuu noqon Boqor xoolo dhoobtiyo Nin dhaqaale haystiyo Mid tijaar u dhago nugul Danyarta Ku dheeliya”

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka.

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here