Hargeysa, (HargeisaPress) — Kulan ay isugu yimaadeen sadexda Xisbi Qaran iyo Xukuumada Somaliland ayaa lagu soo afjaray khilaafkii u dhexeeyey asxaabta mucaaradka ah iyo xukuumada eek u salaysnaa arrimaha doorashooyinka iyada oo laga soo saaray 4 qodob oo muhiima,waxaana si wada jira warbaahinta ula hadlay saddexda xisbi qaran iyo madaxweyne ku xigeenka Somaliland.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com