Hargeysa, (HargeisaPress) — Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta dood adag ka yeeshay ajandahooda kalfadhiga 56 qodobkiisa sadexaad oo sheegaya siyaasada arimaha dibadda iyo gudaha ee dalka.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com