HARGEISA, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Md Axmed Dalmar Ismaaciil ayaa saaka shir jaraa;id oo ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga Hadlay Waxyaalaha Usoo qabsoomay sanadkii Galbaday ee 2015 iyo Waxyaalaha u qorshaysan inay qabtaan sanadkan, sidoo kalena waxa uu gudoomiyuhu ka hadlay Tirada Dacwadaha Soo galay Sanadkan Intay Dhameeyeen Iyo inta U hadhay.
Halkan Hoose ka Daawo muuqaalka.
https://youtu.be/qy2wWHnWUTQ
HargeisaPress News Desk — Hargeysa