Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Maanta ka Sheegay in aanay ka daba tagayn Suldaan Fidnoobay oo Irdhoobay isla markaana cadeeyay in aanay Ayda {Kaymaha} kaga daba tagayn.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
info@hargeisaPress.com